MUUQAAL: Shacabka Laascaanood oo Si adag uga hadlay Qaraxii MUQDISHO, Banaanbax maanta ay dhigeen

Bulsha:- Shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa Maanta Isku soo bax ay sameeyeen ku muujiyeen Dareenkooda ku aadan sida ay uga Xunyihiin Qaraxii dadka badan ay ku Nafwaayeen ee ka dhacay magaalada Muqdisho 14-kii Bishan aynu ku jirno.


Bulshada ayaa wax laga Xumaado ku tilmaamay dhibaatooyinka Daba dheeraaday ee dalka, waxayna ku baaqeen in Gacmaha la is qabsado oo laga hortago Falalka Noocaasi ah, Islamarkaana aysan ku ekaanin Cambaaryan oo keliya.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment