Blogger Widgets

MUUQAAL: Sh. C.rashiid Cali Suufi oo ka hadlay Masiibadii ka dhacday Xamar, Kuna Baaqay Midnimo iyo Gurmad

Bulsha:- Sheekh C.rashiid Cali Suufi ayaa si adag uga hadlay Shacabkii lagu Xasuuqay Qaraxii Muqdisho, ugu horayn wuxuu soo jeediyey in lagu samro sida uu Alle ina faray, Wuxuu sheegay in kuwa dhibkaasi gaystay ay Xisaab adag hortaallo oo Qofka uu Dulmiga ku dilay uu Qabsan doono, Dhiiga Islaamkuna uu yahay Danbiyada ugu waawayn marka Shirkiga laga yimaado.


Sheekha ayaa soo jeediyey in loo gurmado dadka Dhaawaca iyo Burburka hantiyeed kasoo gaadhay, Wuxuuna siwayn ugu duceeyay dadkii Falkaasi Bahalnimada ah ku Nafwaayey in alle Janadiisa ugu deeqo ehelkana samir uu ka siiyo.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment