Blogger Widgets

MUUQAAL:- Madaxwaynaha Farmaajo oo Waraysi uga hadlay Xaalada dalka iyo Safaradii uu dalalka Gobolka ku maray

Bulsha:- Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu kaga hadlay Xaalada dalka iyo Safaradii uu dhowaan ku tagay dalalka Gobolka.


Madaxwaynaha ayaa sheegay inuu Dawladaha Uganda, Itoobiya iyo Jabuuti kala hadlay sidii ay uga qayb geli lahaayeen dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ee Dawladdu ay ku dhowaaqday.

Wuxuu sheegay in gumaadka Al-shabaab ay ku hayso Shacabka Soomaaliyeed uu yahay mid maalinba maalinta ka dambaysa sii Kordhiyey.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment