Maxaa keena in haweeney ninkeeda ka dalbato galmada gadaal

Bulsha:- Maalmahaan waxaa la sheegaa naago xaasas ah oo ka dalbaya nimankooda in ka isticmaalaan  gadaal (dabada) taas maxaa keeni 

kara, inta badan nimanka ayaa dalbada gadaal waxayna u dalbadaan meesha oo ciriiri ah oo aadna u kulul iyo sababo kaleba,  tolow naagaha qaarkooda maxaa ku kallifa inay galmada dabada dalbadaan.

waxaan u celin karnaa dhowr waxyaalood inay sabab u yihiin dalbashada haweenka galmada gadaal

1- inay haweeneydu ay fiirsatay filmada xunxun oo ay ka aragtay galmada dabada oo marka ay isleedahay tijaabi

2- inay mar hore tijaabisay oo ay la qabsatay, waayo qofka wuxuu u barto ayuu rabaa inuu sameeyo kama ahaan karo.

3- inay gabar yartahay oo ay been u sheegayaan habraha waaweyn oo xunxun oo ay u amaanayaan galmada gadaal

4- inay tahay naag kacsi badan, maxaayeelay naagaha kacsiga badan wax kasta waa ka suuroobayaa

5- inay nafsi ahaan u jirran tahay oo ay u baahanyahay daawo nafsiyeed

6- inay jaahil tahay oo aysan ogeyn xumaanta uu leeyahay falkan
marka maxaa laga rabaa ruuxa xaaladan oo kale la soo gudboonaato, waxaa laga rabaa inuu si fiican ula hadlo oo ka dhaadhiciyo falkan inuusan bannaanayn oo uu yahay fal aad u xun, haddii ay tahayna mid kacsi badanna inuu si fiican u qanciyo ilaa ay ka dheregto











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment