JACEYLKA WAA SIDA DOON BILAA SHIRAAC AH OO BADDA MOWJADAHEEDA SI AMAAN AH KU MAREYSA

Bulsha:- arrimaha jaceylka maxa ka ogtahay marabta in aad wax ka ogaato hadii jawabtaada haaaaaa tahay kala xiriir webka www.Bulsha.com wehelkaaga ha noqdo waxana kugu so diyaariyay mu,aifka weynaa abubakar qurbaani oo marwalba garabkiina tagan,,,,,

Jaceylka waa sida Doon Bilaa shiraac ah oo badda mowjadaheeda si amaan ah ku mareysa marna waa gilgilaha Dunida oo buuraha Fulkaano ka qarxiya ,Marna Waa Diyaarad Baalasha Laga Jabiyeye Oo Hawada ku Socoto.



Jaceylka waa Cudur , Guurkana waa Caafimaad , Cudur iyo Caafimaadna meel ma wada kulmaan .

hadii Aadan Aaminin Ka kaasho Webka Bulshada Ee Asagoo Diyaar Kuula Ah in Wax Walboo Bulshada eey Xiiseeyso idiin kugu soo gudbiyo Daqiiqado Kooban .

Jaceylka dhabta waa sida Catar ama Barfuun oo raadkiisa ama caraftiisa iska taagan tahay oo aan baaba`eyn waligiisa.

Jaceylka waa abuur dareen oo dabiici ah oo uu qofi qof kale ugu gudbiyo aragti, hadaan si kale u dhigana Jaceylka waa hanasho waa jamasho waa hiloow.

Jaceylka waa mid ka mid ah xalaadaha ugu weyn aduunka kaasi oo qofka qof kale u soo jeeda si ay u garaan wada noolaasho .

Ma ah Jaceylka in aad ku tiraah qofka wana ku jeclahaya balse waa in uu lahaada ficil oo la qaadaa talaabooyin si ugu dambeeyntii loo gaaro dhadhaminta macaanka nolosha lagu askumay Jaceylka dhabta ah .

Qofka wax jecelna waxa uu sameeyaa inta karaankiisa sidii uu soo jeedin lahaa nafta kale isaga oo ku saleeynaya dareemo ah in ay wada yihiin hal naf , hal caqli , hal gacan , hal jir iyo hal urur . iyo wax walboo ladaboodaba ka dhaxeeya inuu yahay hal qura oo eey iska dhaadhicyo in labadooda eey yihiin hal dhalo oo Coke cml kkk

Macnaha Jaceylka ma ah mid lagu soo koobi karo maqaal ama laba maqaal laakiinse waan filiyaa in nuxur badan ama macno badan aad kala bixi doontit Waa Hadii aad Xili Walba ku Xirnaato Webka  Arimaha Bulshada Waa Webka Ugu Wanaaagsan Ee ka Hadla .











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment