Blogger Widgets

Jacaylka beebeenta caaqibadiisa qiso xanuun badan

Bulsha:- Nin soomaaliyeed ayaa wuxuu jeclaa gabar iyadana way jeclayd, gabadhii waxay gashay yurub gaar ahaan dalka UK, gabadhii markii ay sharci qaadatay, waxay u dalabtay ninkii ay jeclayd Visa si uu u soo galo, waxay diyaarisay gurigii ay degi lahaayeen, marka ay soo baxday fiisada, wuu soo dhoofay, marka uu soo degtay iyada ayaa garoonka ku sugaysay, wuxuu ku yiri isma garanayno ee iga leexo magaaladayda aan iska dhiciyee.

Gabadhii meeshii ayay uga soo tagtay iyadoo la naxsan arinta ku dhacday, muddo kaddib ninkii ayaa wuxuu u dalbay naag uu jeclaa oo joogtay magaalada muqdisho, si ay u soo gasho dalka ingiriiska, iyadana marka ay timid garoonka ayay ku dhahday: aboowe isma garanayno, markaas ayuu yiri anaa hore sidaa u sameeyay waa la iga gudayay.

jacaylkan been buu ku dhisnaa siiba xagga ninka, ninka naagta dan kama ahayn guurna kama rabin, wuxuu rabay inuu ku dan gaaro.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment