Imaaraadka oo ku habsaday Qaybo kamid ah yemen ayaa la sheegay inuu ka gurtay Khayraadka, Sidoo kalana wuxuu dhibaatoyin Baaxad leh ku hayaa deegaano ku yaala Xeebta.
Muuqaalo lasoo bandhigay ayaa muujinaya Dhibaatada Xoogan ee dadka ay ku hayaan, Sidoo kalana waxaa Jira Xabsiyo ay ka samaysteen oo ay dadka ku guraan.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment