Daawo Sawirada ay Hodan Abdirahman KU So BanDhigtay Barteeda Facebooga

Bulsha:- Hodan Abdirahmaan oo markale dhiiga ku karisay kagadaal marki ay so bandhigtay sawir cirka kusii shareeriyay…..
Fanaanada Waqooyiga America Hodan Abdirahmaan, ayaa soo bandhigtay sawir iyada iyo Mursal Muuse ay madaxa isku hayaan, kaasoo cirka kusii shareeriyay nabarada iyo dareenka Khadro Salimo oo u dhaxday Mursal Muuse.

Mudooyinkii u danbeeyay ayaa xiriirka ugubka ah ee Mursal iyo Hodan, dadku aad u hadal hayeen, waxaana commentiska taageerayaasha Hodan ee ku tixan barteeda Facebook canaan kala dul dhaceen Hodan iyo Mursal.

Dadka qaar ayaa waxay isla dhex marayeen in Hodan iyo Mursal ay is guursadeen, walow bahda jaale news a aysan arintaasi xaqiiqo u heyn.














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment