Aan Sii Wadno Tartanka Waa Fariinta Bobby Deol Uu U Diray Salman Khan Iyo Jacqueline Fernandez

Bulsha:- Waxaa maalin ka hor idinla wadaagnay in Bobby Deol lagu soo daray mashruuca weyn ee Race 3 oo hogaamiyaha ka yahay Super Star Salman Khan.

Sida maal giliyaha Race 3 Ramesh Taurani  uu sheegay Bobby Deol ayaa race 3 kusoo bandhigi doona xarako dheeraad iyo Action-mo halis ah asigoo laga siiyay door muhiim ah.

Hadabba Bobby Deol ayaa fariin u diray Salman Khan iyo Jacqueline Fernandez asigoo baraha bushada kusoo qoray aan sii wadno tartanka aad ayaana ugu faraxsanahay inaan qeyb ka noqdo kooxda Race 3.

Race 3 ilaa haatan waxaa shaaca laga qaaday inay wada sameyn doonan Salman Khan Jacqueline Fernandez Iyo Bobby Deol waxaana qorshaha uu yahay in la daawado Eid 2018.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment