Blogger Widgets

Warbixin sadax hab oo muhiim u ah raga guska yar si ay ugu guuleestaan ciyaarta sariirta sii aqri

Bulsha:- Si aad ugu raaxeysato noloshaada cusub ee xaaslaha ah uu sana mashaakil kuugu imaanin iyo qilaaf waa inaad ka fogaataa caadooyinkaan soo socda.

Inaad la haasaawdo naag kale: Waa arinta ugu badan ay ka caroodaan dumarka kana maseeraan.

Waa inaad yareysaa daawashada cayaaraha: Hadii aad ahayd mid ku dhameysata waqtigiyada  firaaqada uu leyahay TV-ga iyo in uu cayaaro geeymka waxaa muhiim ah haadii aad guursato in aad ku xisaabtanto waqtigaaga maxaa yeelay xaaskaaga waxay u baahan tahay in badan oo waqtigaaga ah.

In aad ka dheeraato oo aad yareyso asxaabtaada: Waxba kama qabto xaaskaaga hadii aad la kulanto saaxiibadaa isbuucii hal jeer laakiin hadii uu soo laalaabto kulamada saxiibadaada xaaskaaga waxay u tahay dhibaato wayn.

Inaad ka ilaaliso gurigaaga wax walbo oo dhib ah: Dumarka badan kood waxay amin san yihiin gurigeeda in uu yahay hantideeda qaaska ah ayna waajib tahay in ay ilaalsato hadii ay tahay nadaafada iyo maamul kaba sidaa dartee waxaa haboon in aad la qabsato nolosha cusub.

Gurigaaga ma ahan maqaayadaada cusub: Xaaskaaga waxay kaaga baahan tahay in aad kaalmeyso in badan hadii aad tahay mid caadeystay  hadii aad tahay mid mar walba raasinka fadhigiisa loogu keeni jiray oo amar badan waa inaad iska iloowdaa dhaqankaas.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKAAN















Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment