Jaceylka Waa Aayaha Nolasha Daawadiisuna Waa….

Bulsha:- Jaceylka Waa Aayaha Nolosha Iyo qof aad jaceshahay waxuu ku dha dhan siyaa nolosha macanteeda iyo murugo intuba mahan oo kaliya ruuxa aad jaceshahay in aad ka heli kareyso oo kaliya farxad ama murugo iyo naxdin oo kaliya ee labaduba waa ay wada socdaan ruuxa waa uu kugu berayaa oo aad baad u jeclaneysa

Inta badan qofka ku jaceyl ama ruux aad jaceshahay uma quurtid in aad hadal naxdinleh ama murugo uu kugu beerto ama aad ku dhahdo waxaad doonaysaa oo kaliya farxad iyo macanta uu leyahay jaceylka oo muda dheer qaata aad kuwada jirtaan hadaba waxii larabo alle ayaa laga helaa oo kaliya ee adanaha lagama helo waxii aad doonayso alle ayaa ku xaqab tiri kara ee adanaha kuma xaqabtiri karo

Balse waxa ladonayaa oo kaliya ayaa waxay tahay mar walba in xooga lasaaro laguna dadaalo sida mid walba dhiniciisa ugu xoojin lahaa jaceylka sida ruux kale ugu beeri lahaa ama u qancin lahaa ayadoo hadal xumada iyo qeelada iyo kibirka iyo isla weenida la iska dawyo lagana foganaayo ee la isku muujinaayo naxriis hadal macan oo sida aboowe macane ama abaayo macaanto la is dhaafsado .
hadalka macan iyo dagnaanta iyo qadarinta waxaad ku kasbanaysaa qalbiga ruuxa aad jaceshahay oo idil waad ku soo jiidan kartaa waana fursadaha kaliya ee ruuxa aad ku ku kasban karto qalbigiisa ama qal bikeeda. Hadaba qofkastow isku day in aad sameyso intas waxaa hubaal ah qofkii aad jecleed in aad sifudud ku hesho dabadeeto hadafkii loo bahanaa aad sidaa ku gaarto











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment