Gabadha Xaaska Ah Ninkeeda Raaxo Maka Dharjin Kartaa? Jawaab Xiiso Leh

Bulsha:-  Gabaryaheey waxad ogataa in ninkaada kaliya uusan mas`uul ka aheyn in uu
kaa dharjiyo ciyaarta sariirta ,balse waxaad ogataa in ay qoorta kuu suran tahay shaqo
weyn oo ah in aad kicisid dareemihiisa isna , waxaadna

ogataa in taasi hadaad u sameeyso in isna si weyn uu kuu baahi tirayo.
Qorshaha ku darso in dhagaha ay door weyn ka qaataan kicinta
ninka , ee gabaryaheey maskaxda ku qufulatay in ninka

uun raaxada laga rabo waxaad sameysaa la hadal ninkaada
xiliga ciyaarta macaan socoto oo si hoose hadal ham ham ugu sheeg dhagtiisa .
Qubarada dhanka aqoonta sariirta ayaa waxa ay leeyihiin arintaan ragga waxa ay

ka sii qaadaan kalsooni oo waxa ay dareemeyaan in ay awood u leeyihiin in ay dharjin karaan
lamaantooda waxa una sii qaataa kacsi macaan badan

Gabaryaheey erayo macaan oo ay haboon tahay in aad adeegsato xiliga macaankaada uu
malabyarowga kugu ciyaarsiinayo waxaana ka mid ah , waxaa tahay ninka aduunka
ugu fiican maxa yeelay si weyn ayaad ii kicisay oo aad iigu

raaxeysay , Sidoo kale waxaad adeegsan kartaa jirkeyga baahan waa uu
kuu baahan yahay , adiga mar waliba si sahal ayaad darenkeyga
ku kicisaa nin soo jidasho leh ayaa atahay , raaxadaan oo kale
waligey ma arag , waxaan haatan ku biibayaa garabyada macaanka , raaxo la yaba leh ayaad i tusisay .
Gabaryaheey ogaaw hadalka macaan waa u muhiim inta
galmada socoto waxa ayna sii xoojisa macaanka ciyarta kala baxa ah ee sariirta











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment