Blogger Widgets

Daawo: Sawirada Internet-ka gil gileen maal mihii ugu dambeeyay ee Bollywood-ka gaar u ah

Bulsha:- Inaba caadi ma ahan Varun Dhawan, Taimur Ali Khan, Parineeti Chopra iyo Riya Sen ayaa hadal heynta baraha bulshada Bollywood-ka la wareegeen maal mihii ugu dambeeyay.

Shaqsiyaadka sare ku xusan waxaa laga soo bandhigay sawiro ilaa haatan hadal heynteeda taagan yihiin sidoo kalena Internet-ka gil gileen.

Varun Dhawan oo feeraha banaanka soo dhigtay sidoo kalena xayeysiiyeen nigis gudaha lagu sameeyay halkii uu Calvin Klein ama Dolce & Gabbana suuq geyn u sameyn lahaa.


Saaxiibada Cusub ee Bollywood-ka Taimur Ali Khan (Saif & Kareena wiilkooda) & Laksshya Kapoor (Tusshar Kapoor wiilkiisa)


Parineeti oo dalxiis Australia ku joogto iyo taageerayaasheeda oo aan la dhacsaneyn sida ay miisaanka isaga riday.

Riya Sen iyo seygeeda cusub Shivam Tiwari oo afka afka isku galiyeen sawir Internet-ka gil gilay!

Riya Sen muuqaalkeeda dareenka ku dheehan taxanaha Ragini MMS oo lasoo xaday banaanka lasoo dhigay!










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment