Blogger Widgets

Akhriso Asbaabta Kacsiga Lagu Garto Rag Iyo Dumar

Bulsha:- Raga iyo dumarka marka ay isla galaan khalwo waxaa la sheegay in wadnahooda uu bilaabayo gariir dhiigana si fiican u shaqaynayo, waayo sheydaanka banii aadanka wuxuu uga soconayaa meesha dhiiga marayo, marka waxaad



iska ilaalisaa inaad naag meel gaar ah la gasho, astaamaha raga kacsigooda lagu garanayo waxaa ka mid ah ninka inuu hadalkiisa isku dardarsamo oo uu dhidid kaga yimaado kilkilaha, candhuuftiisana ay istaagto afkiisana uu qalalo,


inta badan ninka sidaas wuxuu noqdaa marka uu gabar qol ama meel khaas ah oo aan cid kale joogin la galo, calaamada ugu weyn waa inuu bahalkiisa soo kaco oo uu ka muuqdo dharkiisa, boqolkiiba 99 lagama badbaado












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment