1 Ugu horeyn waa in Haweeneyda ay si wanaagsan u salaantoLamaaneheda marka uu soo galo Guriga ,iyadoo dareensiineyso inay aad ugu faraxsan tahay Imaashiyihiisa.
2-Gabadha waa in uu ninkeeda inay u baahan tahay damashaadka lamaaneheeda taasoo dumarka qaar ay u arkaan inay tahay ceeb, maxaa yeelay Gabdho badankood ma oga dalbak in uu Ninkeeda ka garto
dalabka inay ku jirto qeb macaan oo ka tirsan raaxada iyo in niyada seygeeda uu ku degaayo.
Asxaabta Nabigeena Muxamed (SCW) marka la aamanayo xaasaskooda waxyaabaha lagu amaano waxaa ka mid aheyd in gabadha aay xiran jireen Maryo gaagaaban oo fudud haddii uu Ninkeeda damco in uu u galmoodo si aysan u dhibin inuu ka siibo ama in uu ka co dareenka ninkeeda.
3-Gabdha waxaa laga doonayaa in aay u fahanto galmada in aay tahay mid nolosha ka mid ah, oo danta laga gaarayo aay tahay mid aay labada is qabaa aay wada gaarayaan, ninkaada waxaa wanaagsan in aadan u muujinin in uu isaga aay Faa’iido ugu jirto Cayaarta Sariirta oo aad adiga ugu danaynayso laakiin waa in aad u ragtaa adiga Ruuxaaga in aad u baahantahay oo aad ka faa’iideyso.
4-Gabadha wax badan waa in aay jishaa waqtiga galmada ama raaxada lagu gudo jiro oo maalinba filim cusub aay u jisho oo wax cusub uu ninkeeda ku arkaa taas waxaay keeneysaa in uu u xiiso ninkaaga Galmada.
5-In gabadha aay dareensiiso Ninkeeda in uu shaqo wanaagsan qabtay oo aay u duceyso, si wanaagsan ayaa iigu raaxeysay iwm. aay kula hadasho aaynana marna dareensiinin in uu qalad sameeyay intii lagu guda jiray galmada haddii aay doonayso in aay wax ka saxdo waxaa wanaagsan waqti kale in aay u sheegto ayadoo xikmad adeegsanayso.
6-In Haweeneyda ay Ninkeeda dareensiis inay k aheshay raaxo macaan marwalba oo shaqada dhamaado
7-In haweenku ay ku dadaalaan inaay markasta ilaaliyaan farxada Lamaanahooda.
waxaa haweeneyda ku haboon in aay areyo jacel uga sheekeeyso waqtiga Galmada kadib.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment