Bulsha:- Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay heesta Chalti Hai Kya 9 Se 12 ee ku jirto filimka Judwaa 2 oo uu hogaamiye ka yahay Varun Dhawan.
Heesta Chalti Hai Kya 9 Se 12 waa mid si casri ah loo qaaday weliba waa isla heeskii caanka ahaa Tan Tana Tan ee ku jirtay filimka Judwaa ee sanadii 1997 Hit-ka weyn noqday.
Heeska Chalti Hai Kya 9 Se 12 waxaa muuqaal ahaan kasoo wada muuqdeen Varun Dhawan, Jacqueline Fernandez and Taapsee Pannu waxaana xusid mudan in heeskii asalka ahayd Tan Tana Tan muuqaal ahaan kasoo wada muuqdeen Salman Khan, Karishma Kapoor iyo Rambha.
Varun Dhawan labadiisa door Prem iyo Raja ayaa si wacan heeskaan loogu soo bandhigay waxaana filimka Judwaa 2 tiyaatarada la saari doonaa 29 September 2017.
Fadlan hos ka daawo heesta Chalti Hai Kya 9 Se 12 kadibna fikirkaaga nala wadaag:Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment