Heerarka Dareenka Dumarka (SIRTA GOGASHA)

Bulsha:-  waxaa jira marxalado badan oo jir ahaaneed oo xiliga kacsiga waxaana la kala yiraahdaa kacsi, karkaar, biyo dhac iyo qaadiro.

marxalada 1: kacsi ama xiisayn
marka ay qofka dumarka ah kacsato, tiiftaafyada dhiiga ee xubnaheeda taranka waa ay jilcayaan waxaana siyaadaya dhiiga aadaya gidaarada xubinta taranka taas oo keenaysa dheecaan yar oo ka gudba darbiga xubinta taranka waana sababta keenta in farjiga xaaskaaga uu noqdo qoyaan-qoyaan dhidi leh. qaybaha banaanka ee farjiga oo ay ka midyihiin (afka hore ee geedka, malablaha,bushimaha kore iyo kuwa hoose) waa ay adkaadaan. qaybta sare ee farjigeeda waa uu balaartaa. neef tuurkeeda iyo wadna garaaceedu waa uu siyaadaa

marxalada labaad:2 karkaar: dhiiga jirkeedu wuxuu isugu soo ururaa qaybta hoose ee jirka xaaskaaga xaalasha ah asaga oo keena in qaybta hoose ee farjigeeda uu noqdo mid adag oo cargag ah xididada ayaa bilaabaya in ay is jiid jiidtaan.
marxaladan qoftaada waxaa saaidaya dhumucda iyo baaxada naasaheeda 30% caradooda waxay noqotaa kuwo soo fiiqan oo ay ka soo yaacaan waxyaalo aad moodo namro yar yar aanse namro ahayn.
sidoo kale marka la maraayo marxaladan waxaa dhacda in malablaha xaaskaaga uu kor u kaco  wuxuuna u ekaanayaa mid qarsoomay. dumarku marxaladan waxa ay u baahanyihiin kicin aan caadi ahayn mana la socdaan halka ay marayaan waxaana dhacda in ay aad kuugu soo dhegto gacalisadaadu.

marxalada 3: biyo baxa: biyo baxo waa soo daynta raaxadu ku dheehantahay ee ay dumarku soo daayaan wixii la diyaarinayey heerarkii hore, waa marxalad aad u macaan oo aysan dumarku is xadidi karin  waxaana astaan u ah soo ururid ay u dhexayso ilaa 0.9-1 seken ee uu sameeyo farjigeeda. ogow xaaskaaga sida adiga oo kale ma dhacayso marka ay biyo baxdo taas bedelkeeda halkaas ayey ka sii wadi kartaa ciyaaraha barafka marka ay biyo baxdo ka dib. ogow sidoo kale dumarka oo dhammi ma biyo baxaan markasta oo ay sameyaan ciyaar. sidaa darteed waxaa lagaa rabaa in aad salaax iyo shumo iyo ciyaar jireed la dheeshid inta aadan faraska kaxaynin ka hor si ay u soo dhowaadaan biyaha.


marxalada 4: qaadiro: waa marka ay xaaska jirkeedu ku soo noqdo caadi badanaana waxaa lagu arkaa hurdo iyo hamaansi fara badan iyo farxad ay kugu mashquulsantahy waa hadaad ka keensatay.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment