Bulsha:- Haddaan hawada kaa arkey
Hungurigii oo idil
Hami waan u waayey
Hilow caahaq baan higsadaa
Ma hurdo habeenkii
Hami jaceyl adigaa horey iigu abuurte
Halbowlihii dhiigga wadey iyo
Hagihii nafteydaa adi kuu hibeeyee
Haddan adiga ku helin
Hubaal waxaa ah
Hambalyaan iska daayee
Harsi waan ka sabrey
Iyo hurd habeen oo idil
From:naf aad kuu qadariso adiga AMAAn
Ifka intaan ku noolaa Indhaheeygu may qaban
Asluubta iyo xishoodkiyo Itaal qurux dhamaan
Inan loo dhameeyo Eebe hibo u siiyay
Erayada maansadee Amaanta iyo tilmaamaha
Afka aan ku heeyn jiray Isku aadin waayay
Uurkeeygaad ku baahdoo Indhaaad ku maran tee
Eegmo kuma dhameen karo Iftiinkii qoraxdiyo
Dayax afar iyo tobnaad Adigaa ka nuur badan
Arwaaxii nafteeydaay iftiinkii nolosheeydaay
Aayahii mustaqbalka Ifka intaan ku noolaay
Kaa ooli mayo Markastana agtaadaan
Ahaye ogsoonow!!!!!!!
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment