DAMACA GALMADA OO AAN AHEEN SIDII HORE : ISBADAL YAAB LEH GABDHIHII SOMAALIYEED DAAWO”VIDEO}

Bulsha:-  Damaca galmada oo aan aheen sidii hore : isbadal Yaab leh ayaa ku yimaada markii naagtu…. — Ninak uma sahlana in uu kacsigiisa uu isla markii ugu xog warama xaaskiisa balsa waxaa jiro astaamo aad ku garan karto in ninkaaga uu ka caajisay ama uu ka qaaday boring in uu kula sameeyo galmo.Labada qof ee is qabta ma ahan markasta kuwa isla joogteeya galmada ama markasta ku taagan in ay isla galmoodaan xili kasta, inkastoo ay ku xirantahay baahida ka dhexeesa labada qof balsa waxaa jiro ififaalo kuu muujin kara in ninkaaga uu ka caga jiidayo in uu galmo kula sameeyo, naga gudoon tilmaamaha aad ku garan karto wax yaabaha aan kor ku soo xusnay :-

1. Ninkaaga oo isla markii isku badala sidii qof kuugu cusub: waxaad ku baraarugi doontaa wax yaabo badan oo isbadal ku yimid dhanka ninkaaga, dhanka hadalka iyo farxada ayuu lumiyaa ninka isaga oo kuugu soo eega markasta waji aan farxad laheen.

2. Ninkaaga oo ka soo daaho gogosha : xiliyada hurdada ama jiifka ninkaaga sidii hore kuma ahan in uu xiliga u caadada aheed in uu soo seexdo goobta jiifka waxaa dhacda in uu waqtigiisa kulumiyo daawashada aflaanta ama dhageesiga waxyaabo kale isaga oo ku dhaho waan soo seexan wax yar kadib.

3.Xod xodasha hadalka oo aan ku socon: markii lawada tago meesha jiifka hadalada horudhaca ee sababi kara dareen abuurista waa kuwa aan wax dareen galin ninka, inta badan raga ayaa usii jeesta dhanka kale iyaga oo duudka xejiyo xaasaskooda taas oo ku dhigan in hadalkaaga iyo hoosha aad ka dooneesay ninkaaga in uusan u diyaarsaneen.

4.Damaca galmada oo aan aheen sidii hore : isbadal lixaad leh ayaa ku yimaada markii uu ninkaaga ka caajiso in uu dhankaaga usoo jeesto, xiliyada damaca isaga ugaarka ahaa ayaad ka wayn doontaa goorta uu kaa caajiso ninkaaga.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment