Daawo:- Barkhad Abdi oo soo wado filim cusub oo Dabka lagu magacaabay.

Bulsha:- Jilaaga Soomaaliyeed ee Hollywood Barkhad Abdi ayaa soo wada filim kale oo Mareykan ah oo ka hadlaya qisa ku saabsan burcadeeda Soomaalida , Filimkan oo lagu magacaabo Dabka ayaa waxaa lagu matalay meel u muuqaal xeebaha Soomaaliya iyadoo qisada filimkana ay ka turjumeyso Canadian nin ah oo la kulmaya burcadaasi oo uu hogaaminayo Barkhad.

Barkhad Cabdi ayaa cana ku ahaa filimkii Captain Philips ee laga sameeyay qisa dhab aheyd oo ka dhacday xeebaha Soomaaliya, filimkaasoo uu Barkhad ku helay abaal marino fara badan isagoo xataa ku sigtay inuu qaato Oscar ka.

Waxa Barkhad uu haatan caan ku noqday filimada burcad badeednimada iyadoo sanadkaan uu xataa keenay filim kale oo lagu magacaabo Extortion.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment