Blogger Widgets

SMS LOVE : Jaceylku Waa Sida Laastiig Labo Qof Wada Jiidayso Hadduu Ruuxa Kale Sii Daayana … Iyo Kuwo Kale

Bulsha:- Jaceylku waa sida laastiiga oo ay labada lamaane kawada hayaan labada daraf hadii midkood siidaayana uu xanuujinayo ruuxa kale , macaankaygoow ha iiga tagin jaceylka waxa uu igu reebanayaa xanuun ay adag tahay habka uu ku bogsanayo.

Waxa aan ahay qeyb kamid ah maqaar kaaga oo marna kaama go’o , waxa aan ahay maado kamid ah farxadaada , qaab waliba oo aad u muuqato .

Waxa aan ahay riyadaa jaceyl iyo xaqiiqda dhabta ah ee dareenkaaga , waxa aan maqlaa qalbigaaga oo I dareemaya filayana sida uu uga taxadari lahaa maqaarkiisa maxaa yeelay aniga ayaa qeyb ka ah.

Goorta uu jaceylku ahayn waali , ma aha jaceyl ; waxa aan kaa dhigayaa mid aan iloobin xasuustana magacayga meelkasta oo aad joogtid .

Jaceylku waa waa dhaymanka ugu qaalisan adduunka qofkastana uusan haysan Karin , haddii aan adiga ku hela na majiro qof iga qaalisan dunidan.

Madaneeyo waxa ay dadku I dhahaan dhagna jalaq uma siiyo hadii aad niyadayda kujirto , malaha cid aan kuula mid dhigo maxaa yeelay waxaa dagtay qalbi gayga .









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment