Ranbir Kapoor Iyo Alia Bhatt Oo Sawiro Laga Soo Qaaday Ayagoo Ku Sugan Banaanka Guriga Karan Johar

Bulsha:- Ranbir Kapoor Iyo Alia Bhatt waxay hori u wada saxiixdeen sameynta filimka Dragon oo director ka noqan doona Ranbir Kapoor saaxiibkiis Ayan mukerji halka uu maal gilin doono filim sameeye Karan Johar.

Sidaa daraadeed waxaa sawiro laga soo bandhigay Ranbir Kapoor Iyo Alia Bhatt ayagoo ku sugan banaanka guriga Karan Johar waxaana la socday Ayan Mukerji.

Waxaana la hubaa in Kooxdaan ay ka wada hadleen sida ugu dhasiyaha badan sida loogu howl gali lahaa filimka Dragon oo in mudo ah la hadal heeyay laakiin aan wili duubis lagu bilaabin.
Fadlan hoos ka daawo sawirada laga soo bandhigay Ranbir Alia Iyo Ayan.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment