Guska bambiirada dhib miyuu u keenaa dumarka

Bulsha:- Dumar badan oo aduunka jooga ayaa isticmaala caaga u sameysa sida xubinta taranka, waxaa jira qaabab sax ah oo loo isticmaalo caagaas looga maarmo xubinta taranka raga.

Dumar badan ayaa dhibaato kala kulmay isticmaalkiisa kuwana nolol macaan ayaa ku helaan sidaas oo ay taheyse waxaa jira 7 qatar oo ay gabadhu kala kulmi karto isticmaali caagan. guska caaga, ama guska bambiirada
1-Ha isticmaalinm taleefon adigoo isticmaalaya caagan.

2-Hadii uu madax xanuun ku qabto jooji.

3-Ha soc soconin marka uu kugu jiro.

4-Ha galin gudahaaga adigoo an marin waxyaabaha jilciyaha jirka sida saliid ama kareenka.

5-Qofna ha la wadaagin yacni mid uu qof kale isticmaalay ha isticmaalin.

6-Iska dhaaf markii aad deg degsan tahay oo ay fursadu kugu yartahay.

7-Hadii aad kaadi yari dareento markii aad isticmaasho la hadal dhaqatarkaaga.


Guska bambiirada dhib miyuu u keenaa dumarka










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment