Gabdho Soomaali-Mareykan ah oo Cafiyey Haweeney Cadaan ah oo ugu Hanjabtay inay Dilayso (Dhegayso)

Bulsha:- Maalintii Talaada ee la soo dhaafay ayaa magaalada Fargo ee Gobolka North Decotta ee dalkan Mareykanka haweeney Mareykan ah oo cadaan ah, oo 42 jir ah, lagu magacaabo, Amber Hensley, waxey hadallo Islam naceyb ah ku weerartay una sheegtay inay dileyso sadex gabdhood oo Somali ah, xilli ay ku jireen gaarigooda oo yaala halka baabuurta la dhigto ee Dukaanka weyn ee Walmart loo yaqaan.

Gabdhahan ayaa kamerada taleefankooda ku duubay hadaladii haweeneydan oo ay ka mid ahaayeen waxaan ahay Americaan,dhamaantiin Muslimiinta waan idin dileynaa aada wadankiinna iyo kuwo kale. Waxaana fidowyga uu qabsaday baraha Bulshada.


Hadaba wariyeha Idaacada VOA-Somalia  Maxamud Mascade ayaa ka wareystay dhacdadan Roda Soyan oo ka mid aheyd gabdhahaasi.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment