Bulsha:- Xidiga aadka looga daba dhacay ee Salman Khan ayaa sheegay in ay kulmeen xidigada aadka looga daba dhacay ee Kareena Kapoor ayadoo 9 jir ah wuxuuna waraysi uu siiyey mid kamid ah wargeysyada ugu caansan Bollywoodka uu ku sheegay in ay wada yeesheen wada hadalo cajiib ah wuxuna kaloo sheegay in ay aad iyo aad u qurux badnayd sidoo kalena ay lahayd Hamilooyin aad iyo aad cajiib u ah kuwaas oo la oran karo waxay sabab uyihiin meesha ay qalanjadan qurux badani taagan tahay maanta.
Sawiradaan ayaa sidaad hoos ku aragtidba waxay muujinayaan xidiga iyo xidigada oo wada sheekaysanaya waxaana wajiga Kareena kamuuqda qurux iyo xishood aan inaba caadi ahayn.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment