Blogger Widgets

DAAWO: Faysal Cali Waraabe oo aan waxba u reebin Madaxweynaha Kililka Shanaad “Kharaab weeye,, (Waraysi)

Bulsha:-  Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Maamulka Somaliland Faysal Cali Waraabe oo wax laga waydiiyey xidhiidhka maamulka Somaliland iyo kililka shanaad iyo waliba hadalo uu dhawaan faysal hawada u mariyey Itoobiya.


Faysal Cali Waraabe ayaa kasii daray markii arintaas wax laga waydiyey isaga oo si xun u caayey Cabdi Maxamuud Cumar“Ninka Saas Soomaalida u dhiba ee maanta la leeyahay Aaabe Aabe Sidii Siyaad Bare,Aabane Mahee waa Kharaab,,










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment