DAAWO: Cabdi Warsame oo Minnesota uga dhex Jawaabay Haweenay Cadaan ah iyo Xiisada ka Dhalatay Dilkii Askari Soomaali-Maraykan ah lagu eedeeyay

Bulsha:- Cabdi Warsame oo ka tirsan golaha deegaanka ee magaalada Minneapolis   ayaa ka hadlay Dilka lagu eedeynayo Maxamed Nuur oo ah Askariga Soomaali Maraykan  ah.


Wuxuu Bulshada Soomaaliyeed ugu  sheegay  inaysan Arintaasi waxba ka Qusaynin,  islamarkaana ay ka digtoonaadaan Hadalada Warbaahinta ka baxaya.

Sidoo kale wuxuu Weerar ku qaaday dad Cunsuriyiin ah oo Islaam Nacaybku uu biyo dhigtay, Wuxuuna si toos ah ugu Jawaabay Haweenay dhowaan arintaasi si kale u dhigtay.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment