Arjun Kapoor Iyo Parineeti Chopra Filimkooda Sandeep Aur Pinky Faraar Oo Duubis Lagu Bilaabi Doono October

Bulsha:- Arjun Kapoor Iyo Parineeti Chopra ayaa dib shaashada ugu midoobaaya 5-sano ka dib ayagoo wada sameyn doonan filimka Sandeep Aur Pinky Faraar.

Filimka Sandeep Aur Pinky Faraar waxaa director ka noqan doona Dibakar Banerjee waana filim jaceyl iyo Action isku jiro waana filim xiiso badan oo Arjun Iyo Pari mar kale shaashada isfaham weyn kusoo badhigi doonan.

Waxaana la sheegay in filimkaan uu ku saabsan yahay wiil iyo gabbar dagan labo magaalo oo kala duwan oo Hindiya ku yaalo halka sidoo la sheegay in Arjun uu ku matali doono nin boolis reer haryani ah.


Waxaana filimkaan maal gilin doona shirkada Yasha Raj Films waxaana maanta la shaaciyay in filimkaan xiisaha badan duubis lagu bilaabi doono bisha October ee sanadkaan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment