Waxyaalahan haddaad ku riyooto maxaa dhacaya

Bulsha:- Riyada waxay leedahay waxyaalo dadka noloshooda la xiriira, marka aad wax aragto ama aad ku riyooto astaan ayuu u yahay waxyaalaha qaar.

Hadii aad ku riyooyo digaag maxay tilmaamaysaa?

digaag waxaa la dhahaa waxay tilmaantaa naag sharmuuto , qofkii arko ama ku riyoodo digaag oo saaran sariirtiisa gurigiisa waxaa soo galaya naag dhilo ah.

Qofkii ku riyoo do galmo ama isagoo galmo samaynaya haddii uuna biyabbixin wuxuu helayaa dantiisa haddii uu biyabbaxo waa shaydaan falkiisa,

qofkii arko kaadi badan waxay tilmaamaysaa riyadaas ilmo badan inuu qofka dhalayo, sidoo kale xaarka ama saxarada iyagana waxay tilmaamnaan hanti badan.

qofka ku riyooda guskiisa oo dheeraaday magac weyn ayuu yeelanayaa.

ninkii arko ey ama mas ama xaywaan cabsi leh wuxuu tilmaamayaa arinkaas cadow qarsoon oo kuu dhow wax inuu kugu samayn arbo.

riyada geerida inta badan digiin ayay noqotaa , qofkii arko isagoo tukanaya wuxuu keenayaa towbad, qof is arko isagoo qiblada meel aah ahayn u tukanaya wuxuu khlaafayaa mulimiinta, qofka ku riyooda isagoo dhiig kaadiyay wuxuu ku dhacayaa sino ama naag dhiig qabta ayuu u galmoonaya, ninkii arko naag qaawan waa adduunyo.

riyada dilka iyo dagaalka inta badan waxay noqonaysaa nafta sheekadeeda, fasirka riyada wuxuu u baahan yahay waxyaalo badan oo qofka la rabo inuu ogaado, riyada inteeda badanb waa astaamo iyo calaamooyin.
qofka ku riyooda hilib wuxuu tilmaamayaa arsaaq badan, haddii hilibka uu yahay mid cayriinah wuxuu tilmaamayaa wax xun, ninkii arko ilkaha isagoo ka burburay wuxuu waaynayaa qaarabada dadka ugu soo sokeeya,  qofka ku riyooda shiir ur badan wuxuu maqlaa wax xun, qofka ku riyooda hooyadiisa ama aabahiisa oo dhintay iyagoo faraxsan meel doog ah jooga, khayr badan ayay heli doonaan indhaa Allaah, riyada ilmaha iyo midda weyn waa isku mid ilmaha qaar riyadooda way soo baxdaa, qofka riyadiisu sax tahay waxaa lagu ogaadaa hadalkiisa qofka runta sheega riyadiisa been ma noqoto inta badan.

dumarka iyo raga sidoo kale riyo way arkaan labadaba lama dhii karo kuwan ayaa riyadooda sax ah kuwanna ma aha.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment