Blogger Widgets

WADADDA UGU FUDUD OO MADAX-XANUUNKA LOO REEBI KARO

Bulsha:- Madax xanuunka dad badan ayuu ku dhacaa dadka qaarkooda aad buu ugu dhacaa dadna waa ku yar yahay, maanta waxaan kuu soo gudbinaynaa daawo fudud oo aad isaga ilaalin karto 

madax-xanuunka, haddii uu madaxa ka xanuunaya gadaal waxaad u baahan tahay nasasho waa inaad nasataa waxa aad ka fikirayso joojisaa, 

haddii uu yahay madaxa xanuunka meesha kore waxaad u baahan tahay biyo iyo cunto jirkaaga cunto ayaa ka maqan,



 haddii uu yahay meesha hore indhaha korkooda waxaad u baahan tahay hurdo,  waxaan rajaynaynaa arintaan inaad share garaysid si dad badan ay uga faa'idaystaan.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment