Sanjay Dutt Muxuu Sameeyay Marka Gabadhiisa Trishala Ka Aqrisay Inay Wiil Saaxiib La Tahay!

Bulsha:-  Sanjay Dutt waa aabo gabadhiisa saaxiib la ah waxayna Trishala ku nooshahay dalka Mareekanka ayadoo xiliyada qaar soo booqato Mumbai si ay aabaheed waqti ula qaadato.

Hadaba Sanjay Ditt iyo gabadhiisa inta badan Video ayay ku wada sheekeestaan madaama ay kala fog yihiin inta badana waxba kalama qarsadaan.

Balse Trishala aabaheed ayaa dhawaan weydiiyay inay la wadaagto magaca wiilka ay saaxiibka la tahay ama ay weheshato.

Trishala ayaa ka yara meer meertay markii aabaheed nolosheeda gaarka ah wax ka weydiiyay, Sannay Dutt markii uu fahmay in gabadhiisa been u sheegeyso wuxuu sameeyay sigaar ayuuba iska shitay xili uu gabadhiisa Video toos ah kula sheekeesanayay.

Sawirka sare waa Video-gii Trishala iyo aabaheed ku wada sheekeesanayeen waxaana (Screen Shot) ku qaaday Trishala oo fahantay xiligaas in aabaheed fahmay beenta ay u sheegtay ama jawaabta ay siisay inuusan ku qancin.
Trishala waxay soo raacsiisay sawirka sare qoraalkaan “Waa aragtida aan aabahey kala kulmay markii aan uga jawaab celin waayay inaan qof saaxiib la ahay, runtii wuu kaftan badan yahay wuuna iga raayay madaama uu aqrin karo wax walbo ee aan ka qarinaayo”











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment