Blogger Widgets

Quruxda dumarka maxaad ka og tahay eeg

Bulsha:- Haweenka quruxdooda qaabab fara badan ayay leedahay quruxda ugu wanaagsan waa dabecada fiican naagta aan xanaaqin aan shaki badnayn xaasid ahayn oo ninkeeda runta u sheegta had iyo jeer, naagta dhuuniga ahayn oo qanaacada leh farxadda badan middaas ayaa ugu fiican oo ninka dareensiin karta raga nimada uu leeyahay.

jirka iyo wejiga muhim ma sii aha waayo waxa ugu muhimsan waa nolosha










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment