Blogger Widgets

Daawo Muuqaal: Dawladda Soomaaliya oo soo Bandhigtay Isbadalka ku yimid Muqdisho Iyo Guulaha laga Gaadhay

Bulsha:- Wasiirka Amniga Dawladda Soomaaliya, Taliyaha Ciidamada NISA iyo Taliyaha Booliska oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka Warbixiyey Guulaha Ciidamadu ka Gaadheen Sugigada Amaanka Muqdisho iyo Bishii Ramadaan.


Waxay sidoo kale sheegeen inuu Isbadal wayn ku yimid magaalada Muqdihso, Waxayna ka hadleen Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho, Kuwaasi oo dhaliyey Khasaare Nafaadeed iyo Dhaawacba.


 









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment