Blogger Widgets

DAAWO: Maxaad ka Taqaanaa Hotelka Caawa La weeraray ee Posh Treats iyo Shaqada uu Qaban Jiray ?

Bulsha:-  Waxaa Caawa Baabuur qarax laga soo buuxiyey lagu weeraray Posh Treats oo ah meel lagu caaweeyo oo ku taal Magaalada Muqdisho gaar ahaan meel u dhow isgoyska Banaadir.


Posh Treats wuxuu ku yaalaa meel ku dhow Isgoyska Banaadir, kana soo horjeeda maqaayad kale oo lagu magacaabo Pizza House, labada maqaayad ayaa ah kuwo caan ah.

Posh Hotel waa hotel la seexdo, lagana cunteeyo, waxaana aad ugu badan dhalinta reer Muqdisho, gaar ahaan kuwa dalalka dibadaha ka soo laabtay. Hotelku wuxuu leeyahay goob la isugu masaajeeyo/duug duugo.

Haddaba halkaan hoose ka daawo muuqaal ku saabsan waxa uu qabto Posh Treat:









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment