Atariishooyinka Shalay Bollywood-ka Ugu Qurxoona Iyo Sida Ay Maanta Isku Badaleen Qeybta 2-aad

Bulsha:- Veteran Bollywood Actresses hada da’da ayaa ka taba timid waana atariishooyin marwo ah oo leh caruur qaar ka mid caruurtooda waa jilaa halka kuwa kalena goor dhow kusoo biiri doonaan.

Sidaa daraadeed waxaa maanta maqaalkaan ugu hadli doona atariishooyinkii hore ee bollywood-ka maqaamka ugu sareeysay ka gaaray iyo sida ay hada isku badaleen.

Fadlan hoos kaga bogo sawirada shalay iyo kuwa maanta atariishooyinka shalay ugu qurxoona Bollywood-ka iyo sida ay isku badaleen.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment