Yurub Single Mom badanaa Maama Yaabtay Oo gabar ka sameysay -daawo

Bulsha:- Wadamada ugu badan ee Soomaalida ku nool dalalka Yurub marka laga reebo UK, waxaa soo labeeya dalka Swedan, waxaana la ogsoon yahay in Haweenkeena Soomaaliyeed ee dalalka Yurub ku nool intooda badan ceyriyeen caruurtooda aabahood, iyadoo khilaaf dhinaca dhaqaalaha inta badan salka ku haayo kala tagaas. Halka Haween kale ay door bideen in ay kala noolaadaan laba guri.

Abwaanad Dhoofo Khaliif oo dalka Swedan booqatay ayaa la fajacday Hooyooyin Soomaaliyeed oo aan la nooleen raggii ilmaha ka dhalay, waxayna mid walba sheegtaa inay tahay Single Mother.

Dhoofo Khaliif ayaa markey arintaasi aragtay waxay ka tirisay suugaan ay ka caroodeen haween badan oo Single motherska iyo Dhoofo dhex mareyso ee daawasho wanaagsan.

HOOS  KA   DAAWO  MUUQAALKA 













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment