Blogger Widgets

Yaa Kula Style Wanaagsan Alia, Deepika, Kriti, Aditi Rao Hydari Labiskii Ay La Imaadeen Xafladii Karan Johar (+Sawiro)

Bulsha:-  Atirishooyinka Bollywood-ka waxay jecel yihiin marka xaflad lagu casuumo inay goobta la imaadaan labis shidan oo soo jiidasho dheeraad ah leh.

Waxaana xalay laga helay labiskii Style-ka ahaa oo ay goobta la imaadeen atirishooyinka la wada jecel yahay sida Deepika Padukone, Alia Bhatt, Kriti Sanon iyo Aditi Rao Hydari.

Fadlan hoos kaga bogo labiska ay atirishooyinka sare ku xusan soo xirteen sawiradooda kadibna fikirkaaga nala wadaag mida kula shidan ama kula labis qurxoon:

Alia Bhatt









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment