Blogger Widgets

Muuqaal: Maxaa ka Jira inay Farmaajo Iyo Muuse Biixi ku Kulmeen Itoobiya ?

Bulsha:-  Warar soo baxaya ayaa sheegaya inay Dalka Itoobiya kulan ku yeesheen Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Muuse Biixi Cabdi oo ah Musharaxa u tagaan Xilka madaxwayne ee Maamulka Somaliland, Waxaana Arintaasi si kulul uga hadlay Xisbiga uu ka tirsan yahay ee KULMIYE.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment