Koonfurta Kuuriya 60 Sano Kahor Waxay Kamid Aheyd Dalalka Ugu Sabool San Dunida!!

Bulsha:- Koonfurta Kuuriya 60 sano kahor waxay kamid aheyd dalalka ugu faqrisan caalamka, halka maanta ay kamid tahay dalalka ugu hodon san caalamka.

Wadaanka Koonfurta Kuuriya waa wadan ku yaala Bariga fog ee qaarada Asia waana qeybta koonfureed ee gacanka kuuriya sido akle caasimadiisana waa Seoul.

tirada dadka reer kooonfur Kuuriya waxaa lagu qayaasa un kabadab 50 Million oo qof, dalka koonfur kuuriya guud ahaan waxaa soomaray dhuibaatoyin fara badan oo uu kala kulmay gumeystihii Japan ay xoriyada ka qaateen sanadkii 1945.

hadaba dhibaatoyin fara badan kadib Koonfur Kuuriya ugu dambeyn wuxuu noqday dal isku tashta oo hormar balaaran isk gaarsiya maantana wuxuu kamid yahay dalalka ugu hodonsan caalamka.




 60 Sano Kadib:

 60 Sano Kahor:










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment