Galmada Xalaasha Ah Ee Lamaanayaasha Waxa Ay U Wanaagsantahay Wel Welka Iyo…

Bulsha:- Baaritaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in galmada ugu fiican dhanka caafimaad ahaanta ay tahay midda todobaadkii labada jeer la sameeyo .

Galmada habka wanaagsan u dhacda ayaa xitaa u u wanaagsan habka wax urinta iyadoo jirka uu soo daayo galmada ka dib hormone la yiraahdo Prolactin kaasi oo ka shaqeeya hormarinta shaqada unugyada neerfaha ee maskaxda gaar ahaan unuga qaabislan dhanka wax urinta

Sidoo kale galmada ayaa yareysa oo hoos u dhigeysa in qofka uu kudhaco xanuunada wadnaha %67

Waxa ay sidoo kale u fiican tahay jirka iyadoo halkii weerarka sariirta uu jirka gubo 200 oo tamar waxa ayna taasi la mid tahay halkii galmo in ay u dhiganto adiga oo sameeyay orad 15-daqiiqo ah

Galmada waxaa kale oo ay u wanaagsan dhanka murqaha iyadoo inta kulanka lagu jiro u jirka soo daayo hormone-ka la yiraahdo testosterone kaasi oo u wanaagsan murqaha oo xoojiya


Sidoo kale wel welka ayay galmada yareyasa , waxaana lamanayaasha lagula talinaya in kulankooda ahaado mid ku dhaca jawi wanaagsan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment