Dumarka Oo La Ogaaday Xiliyga Ay u Jecelyihiin Galmada

Bulsha:- Cilimi baaris lagu sameeyay xiliga ay dumarka ugu jecelyihiin raaxada ayaa lagu sheegay  in dumarka ay raaxada ugu Jeceylyihiin marka ay gaaraan da’da 30 sano, inkastoo uu muran ka jiro oo Qubarada qaar ee ku taqasusay cilmiga Jinsig ay qabaan in dumarka ay ugu jeceylyihiin Raxaada iyo galmada xiliga ay dhalmo gooyaan,waxaana lagu qiyaasaa da’da u dhaxeyso 40—45 Sano.

Daraasda ayaa lagu sheegay in dumarka dareenkeeda hoose aad u kordho xiliyadaasi, waxay noqodaan kuwaaan xitaa aan ka xishoonin galmada waxayna la soo baxaysaa qibrado badan iyo farsamooyin aan caadi eheen.

Sidoo kale waxaa daraasdaan lagu sheegy in dumarka marka ay joogaan xiliyadaasi aysan ka helin galmada degdeg ah, waxay jecel yihiin in loo raaxeeyo ku dhwaad 25 daqiiqo markaasi kaddib waxay u baahanyihiin  galmo culus .

Dhinaca kale daraasadeen ayaa sameyn weyn ku yaalatay dumarka Soomaalida ah oo inta badan loo guday qaabka lagu magcaabo Fircooniga,iyadoo laga jaray xubinta kintirka oo lagu sheegay in raaxo waali ah laga helo.

Dumarka loo gudo qaabka firconiga ah ayaa la sheegay in macaansiga raaxada iyo galmada ay u bilaabato marka ay  gaaran 30 ka sano ama ay dhalmo gooyaa,waxayna dareemaan rabitaanka galmada waayo da’dan marka ay gaaraan farjiga murqihiisa ayay ka dareemaan galmada .

Ugu dambeytii daarasada ayaa raga ugu baaqaday in dumarka ay si wanagsan ugu raaxeeyaan xiliga ay gaaraan 30-45  Sano  ayna ka haqabtiraan baahida galmada.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment