Daawo Shahrukh Khan oo Arin Kedis Ah Sameeyey

Bulsha:-  Boqorka Bollywood ee Shahrukh Khan ayaa kedis kaga dhigay mid ka mid ah cisbitaalada caruurta e ku yaala magaalada Dubai, isagoo halkaas waqti kula qaatay caruurta bukaanka ah iyo kalkaalisooyinka sawiro xusuus ahna la galay.



HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA





Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment