Daawo Ragga Maxaa Ka Daciifiyo Kacsiga Warbixin Cusub

Bulsha:- Gabaryahey ogoow arimo badan ayaa ka careysiiya ragga oo ku qasba in ay ka fogaadaan in ay galmoodaan taasina ay keento in sariirta dhanka kale kaga jeestaan , hadaba hadaad mid ka mid ah qodobadaan aad sameyso iska badal si cayaar galmeedka ninkaada u hesho.

In Aadan Dalban Sameynta Galmada: Haweenka qaarkood ayaa ku caan baxay in aysan ninkooda galmada ka codsan oo ay sugaan in isaga uu weydiisto kaliya .
Waxa ayna ragga taasi ku qasabtaa in xod-xodasho dawarsi la mid ah u galaan iyaga oo ka baqaya in naagta ka diido galmada , ogoow ragga habkaasi ma jecla waxa ayna u arkaan in naagta rabto in ay qabsato kuna cayaarto dareemihiisaHaweeneyda Oo Iska Dhigta Mid Ka Yaq-yaqsata In Ay Salaaxdo geedka Ninka Iyo Jirkiisa: Arintaani ragga xanaaq waali ah ayay ka qaadaan , waxa ayna u arkaan in naagtu taabashada jirkiisa jecleyn .

Haweeneyda Oo U Dhaqanta Sida In Ay Tahay Police Traffic-ka Sariirta: Haweenka qaarkood ayaa ku dhaqaaqaa in tilmaamooyin ay siiyaan ragga oo ku aadan sida weerarka galmada u bilaabayo taasi oo soconeysa inta galmada socoto , iyo in naagta far dhaqaajin sida alwaax iska jiifto taasi ragga waa ka xumaadaan .

Hadalka Badan Xiliga Galmada Socoto: Tani saameyn nafsiyan ayay ragga ku yeelataa , ragga ma jecla in hadal sameyn ku yeelana in naagtu tiraahdo taasina in galmada uu ka caago ayay keeneysa.








Haweenka Oo Jirkeeda Daryeelin: Sida Urka afkeeda ka soo baxa ama dharka ay xiran tahay ama jawiga guriga taasi in ninka galmada ka haajiro ayay keeneysa











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment