Ma Ogtahay Prabhas Filimkiisi Ugu Ganacsiga Fiicnaa Kahor Baahubali Inta Aan La Daawan?

Bulsha:- wixii dhib uukasoo marabo mudo 5 sano ahna ay kuqaadatay hada wuu ka faraxashtay mashruuca Baahubali xidigaan, waxaana lasugaaba waa jimcahaan iyo gabagabada sheekada.

Baahubali waa filimka ugu weyn ee uu abid Prabhas sameyay iskooro caalami ah ayuu dhigay qeybtii koowad sido kale qeybtii labaad inta aan la daawan kahor ayuu iskooro sameyay.

sidaa awgeed filimka Telugu ay sameyan midkii ugu weynaa waa Baahubali halka dhamaan India oodhana uu kaalinta sedexaad ama filimka sedexaad ee India oodha ay sameyso uunoqday halka kaliya labo filim uun ay ka horeyaan.

hadaba waxaa jirto Baahubali kahor Prabhas aflaamta uu sameyay in uu hogaanka u haayey hal film kaaso ah Mirchi oo ay lawaday Anushka Shetty iyo Sathyaraj (Kattapa).

filimkaas oo ka hadlaayo shaqsi dabeecadiisa dagantahay ahna kalgaceyl isii kalgaceyl aan kusiiyo aanan jecleen dagaal iyo buuq.

sidaa awgeed wuxuu u howl galaya qoyskiisa colaada kala dhaxeysa qosyka kale siduu kuxalin lahaa, hadaba asigoo xalka kuguda jira ayaa waxaa jeclaaneso gabadha kadhalatay qoyska kale ee reerkisa kasoo horjeedan.

taasoo aanan ka warqabin in ninkaani marhore gabar kale qalbigiisa dhexdegtay taaso ah Anushka Shetty.

hadaba filimkaan waxaa aabo umatalaya Kattapa aad ku aragteen Baahubali xoogisa ayaa doorwalbe ninkaani sameyntiisa looga haray.

sidaa awgeed filimkaas wuxuu ahaa filimka ganacsi ahaan ugu qaalisana ee uu Prabhas sameyo asioo noqday Blockbuster weyn.

ha moodin Prabhas inuu ku caan baxay kaliya Baahubali, ee Baahubali kahor ayuu ahaa xidig laga heybesto balse Baahubali ayaa aduunko oodhan sifiican aqoonsi saaid ah ogasii helay.
Baahubali qeybtiisa dhamaadka ah waxaa laga daawan doona 8000 oo tiyaatar dhamaan dunida oodhan waxaana la daawan doona 28 Apr taaso ku aadan Jimcaha nagu soo foodleh.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment