Blogger Widgets

Daawo: Mareykanka oo Joojiyey Soomaalida Suuqyada laga Qabanayey iyo Safiirka oo ka waramay

Bulsha:- Hey’adaha socdaalka ee Mareykanka ayaa ku wargeliyay safaaradda Soomaalida inay joojinayaan qabqabashada dadka Soomaalida ee sharci darada ah oo aan guryahooda ama goobahooda shaqo loogu tagi doonin.


Safiirka Soomaaliya ayaa sheegay in hay’addu ay ka jawaabeysay cabasho ay safaaradda Soomaaliya iyo sharciyaqaanno arrintan kala shaqeynayay ay u gudbiyeen hay’adda, taasoo ku aadan inay u muuqdaan inay si gaar ah Soomaalida u bartilmaameedsanayaan.

Wariyeha VOA Falastiin Axmed Iimaan ayaa arrintan goor dhow ka wareysatay safiirka Soomaaliya ee Mareykanka Axmed Ciise Cawad.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment