ila Tali:- Siigada waan joojin kari la’ahay

Bulsha:-  QAsc talobixiya yaasha bulshada waxaan ahay wiil 23 jir ah waxaan siigaysanayay mudo dhan 7 sano 2009 ayaan bartay cudurka siigada aniga oo 16 jir ah ilaa hada umaan helin xal dhibaatooyin aanan lahaan jirin oo aad ubadan ayaan kala kulmay siigada waxaan sitoos ah udareemay dhibaa tooyinkaan kala kulmay siigada 2013 kii dhibatooyin kaas oo aad ubadan waxaa kamid ah niyad jab iyo rajo beel qoomamo shaki ilowsho badan iyo kuwo kale oo badan sidaa ay tahayna waan latacaalayaa ilaa hada waxaanan caadaystay oo aan joogteeyaa waxyaabaha nafaqada le sida ukunta furuutka jikinka moosta tufaaxa iyo saalatka bariiska cad iyo caanaaha waxaan kunoolahay qaarada yurub wixii kasoo wareegay 2014 kii waxaa jira hadaf aan kaleehay nolosha hawshiisiina aan wado marka aan siigaysto rajobeel niyadjab ayaa ku imaada shaqadaa aan wato

wakhtiga ugu badan ee aan joojiyo waa 1 bil ama 15 maalin kadib waan kulaabtaa.

Hada waxaan goaaan saday inaan iska dilo dhamaan xididada dareenka kacsiga anigoo lakaashanaya dhakhaatiir bilaa hami inaan iska dhigo ayaan rabaa maxaa yeelay in aan is daldalo ayaan kudhawaaday goaamo badan ooaan kagaadhay Siigada oo aan fulin waayay awgood fadlan wax talo ah mahad sanidin Warqadan u dambaysa fasaxa






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment