Wareysi: Saameynta abaarta daran ee ka jira Jubbada Hoose

Bulsha:-  Abaarta ka jirta deegaannada hoostaga magaalada Kismaayo ayaa dishay xoolihii ugu badnaa, iyadoo sidoo kalena dad badan oo xoolaley ay qaab barakac u soo galeen magaalada.

Dhibaatada ka ugu xooggann ayaa hadda haysta xoolaleydii dhulka baadiyaha ah ee galbeedka magaalada Kismaayo.

Abuukar Macalin Xayeeysi, waxuu ka mid yahay dadka kasoo jeeda galbeedka magaalada Kismaayo, Sahra Cabdi Axmed ayuuna uga warramay heerka abaarta iyo caqabadaha haysta dadka xoolahu ay ka dhammaadeen.







Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment