Taliyaha Nabad sugida Puntland oo ka hor yimid xilka qaadistii lagu sameeyey

Bulsha:- Agaasimaha hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Puntland PSF Maxamuud Cismaan Cabdullaahi (Diyaano) ayaa kaku gacan seyray xilka qaadis uu maanta ku sameeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Deni ayaa Agaasimaha cusub ee PSF u magacaabay S/Guuto Maxamed Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr.

Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka PSF ayaa ku tilmaamay xilka qaadista mid baalmarsan sharciyadda xeerka Ciidamada iyo dhaqanka suubban.

Qoraalka ka soo baxay PSF ayaa u qornaa sidatan:-











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment