Dowlada Turkiga oo qabtay hub ay lahaayeen Kooxda PKK

Bulsha:-  Dowlada Turkiga oo gacanta ku dhigtay hub la doonayey in lagu weeraro saldhig ay leeyihiin ciidanka gaarka ah ee turkiga kuwaasi oo fariisan ku leh xadka suuriya.

Sarkaal sare oo katirsan turkiga ayaa sheegay in hubkaan ay lahaayeen kooxda pkk.

Dowladda Turkiga ayaa dagaal adag waxaa ay kula jirtaa Kooxda PKK oo ka dagaalanta xadka Suuriya, waxaana Turkiga uu dhowr jeer sheegay in uu dagaalyahano ka dilay.








Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment