Ciidanka Gorgor oo howlgal ka sameeyay Shabeellaha Hoose

Bulsha:- Ciidanka Kumaandooska Gor-Gor  ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal  amniga lagu xaqiijinayay kaa sameeyay  degaannada Buushka Muuri idimow iyo Cabow dibile ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Saraakiisha Ciidamads Ururka 7-Aad Ee Gor-Gor ayaa sheegay in howlgalka uu qeyb ka yahay howlgallada dalka looga saarayo Ururka Al-Shabaab

Sidoo kale waxaa ay sheegeen in howlgallada ay noqon doonaan kuwa sii socda ilaa Al-Shabaab laga saarayo degaannada Gobolka Shabeellaha Hoose.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment